daajis.com:- Waxaa si wayn looga hurday 15 sano ee la soo dhaafay dadka sida daadka u soo galay guud ahaan dalka Soomaliya, waxayna hada bilaabeen inay Cuqaal ka dhex doortaan gudaha Gobolada Waqooyi siiba Caasimada labaad ee dalka Soomaliya ee Hargaysa.
Waxaan kale oo laga furay jaamacado lagu barto afka xabashida oo maamulka Hargaysa uu siiyay ruqsad, taasi oo ka dhigan in Gernaal Gebre uu Dalka oo dhan Gacanta ku dhigay isaga oo kala qub-qubay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:30 and have
