DAAWO: Wiil Muslim ah oo maalin cad ka ilmeysiiyey kana yaabsaday Shacabka Faransiiska oo Qaraxyadii wali aan hilmaamin

DAAWO: Wiil Muslim ah oo maalin cad ka ilmeysiiyey kana yaabsaday Shacabka Faransiiska oo Qaraxyadii wali aan hilmaamin

daajis.com:- Wiil dhalinyaro Muslim ah ayaa maalin cad ka yaabsaday shacabka dalka Faransiiska oo niyadooda wali ay ka sii guuxeeyso Qaraxyadii qorsheeysaa ee lagu qaaday magaalada Paris halkaas oo lagu dilay 129-qofood .

Wiilkaan oo oo indhaha ku soo xirtay Cimaamad ayaa waxa uu qoraalo kaga dalbaday shacabka reer France inay hab siiyaan oo ay isku qaldin ruuxa wanaagsan ee Muslimka ah iyo kan loo soo diray in uu dhibaateeyo diinta Islaamka .

Shacab fara badan oo qaarkood ku waayay dad ay ehel ahaayeen Qaraxyadii ka dhacay dalka Faransiiska ayaa mar quraah ilmeeyay kuwaas oo xabadka saaray Wiilkii Muslimka ahaa ee lahaa Diinta Islaamka waa nabad galyo mana ahan Diin dadka lagu argagixiyo .


Halkaan ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada