daajis.com:- Kooxo loo tirinayo Islaam-nacaybka ayaa la sheegay inay dab qabadsiiyeen Masjidka Al-salaam oo ku yaalla magaalladda Peterborog ee Bartamaha Gobalka Ontario ee dalkaasi.
Duqa magaalladaasi, Daryal Bennet ayaa cambaareeyey falkaasi, wuxuuna xusay magaca Masjidka la gubay inay la micno tahay Nabad.
Ma jirto cid wax ku noqotay Masjidkaasi oo ah kan keliya ee ku yaalla magaalladaasi.
Ddaka Muslimiinta ayaa bilaabay inay iska ururiyaan Lacago qaaraan oo dib loogu dhisayo Masjidka, waxaana lagu qiimeeyey inay ku baxayso lacag dhan 80,000 oo Dollar.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:17 and have

