daajis.com:- Iyadoo dhowaan uu magaalada Muqdisho uu Abwaan Sangub uga dhowaaqay in bulshada Soomaaliyeed ay dagaal ku qaadaan Ciidanka dalka kenya, ayaa waxay Arintaasi Abuurtay Kacdoon iyadoo dad badan ay Taageereen go’aanka Abwaan Sangub.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar-Jecel) ayaa dhankiisa sheegay in dalkii Soomaaliya uu gacanta ka baxay, Wuxuuna soo jeediyey in qofkii Jiifay uu soo Tooso, Wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay u gacan gashay Ethopia iyo Kenya, Wuxuuna sheegay hadii aan laga dhiidhin in la iswaydiin doono Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:04 and have
