daajis.com:- Weerarkii Shalay lagu soo qaaday Hotel Saxafi ayaa la sheegay inuu ku jiray nin Ajinabi ah kaas oo lagu qabtay gudaha Hoteelka isaga oo dhaawac ah.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Somaliya, C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay ninkaasi in uu ka mid yahay muhaajiriinta ka barbar dagaalamaysa Ururka Al Shabaab, waxaana loo maleynayaa in dalka Kenya uu u dhashay. Ninkan oo faah faahin badan laga hayn waxa dhabta ah ee uu yahay, ayaa gacanta lagu dhigay isagoo dhaawac halis ah qaba.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:00 and have
