daajis.com:- Waxa idiin haynaa Muuqaal uu Telefishinka ABC News soo bandhigay oo muujinaya Rag Dambi Galay Oo Booliiska Maraykanku Eryanayaan Oo GaaRigoodii Joojiyay isla markaana Ka Booday Dayr ama derbi 6mitir Ah.
Raggan ayaan si rasmi ah loo shaacin denbiga ay galeen, balse muuqaalkooda ayaa noqdey mid si weyn ay u hadal heyso warbaahinta dunida gaar ahaan tan Mareykanka.
HALKAAN RIIX OO DAAWOFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:30 and have

