daajis.com:- Jilaaga caank ah ee Sanjay Dutt ayaa fasax gaaban oo labo isbuuca looga deeyay xabsiga dhehxe ee India, waxaana Sanjay ku xukumanyahay 5-sano oo xabsi ah, kadib markii lagu helay dambi horay loogu soo oogay oo dil ah.
Sanjay ayaa horay loo siiyay 28-maalmood oo fasax ah, ka gadaal marki caafimaadkiisu xumaaday, mar kale ayaana fasax la siiyay si qooyskiisa uu ula soo baashaalo.
Jilaaga Sanjay Dutt ayaa 18-kiilo ku waayay xabsiga, isagoo ku kaftamay inuu murqo ku yeeshay caloosha, funaanadana aanu siibi Karin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at