Sideed Ka Mid Xubnaha Ugu Sarsareeya Al-Shabaab Oo Duqeyn Lagu Dilay

Sideed Ka Mid Xubnaha Ugu Sarsareeya Al-Shabaab Oo Duqeyn Lagu Dilay

daajis:- Weerar cirka ah, ayaa lagu qaaday xalay saqdii dhexe xarun shabaabku ku leeyahay tuulada Baladul-amiin oo ka tirsan degmada Wallaweyn.

Guddoomiyaha degmada Wallaweyn, Xaaji Isaaq Maame Caliyow, ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay sideed ka tirsan Alshabaab, tiro kalena lagu dhaawacy. Hase yeeshee, ilo madaxbanaan, ayaa BBC-da u sheegay in weerarkaasi lagu dilay afar ka mid ah Shabaab.

Ka hor weerarka, ayaa waxaa aggaasi laga maqlayay guuxa diyaaradaha helikobtarka, iyadoo ay duqeyntana geysteen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn. Lamana oga cidda weerarka geysatay.

Saacadaha soo socda ayaa lasoo gudbin doonaa magacyada saraakiishaan lagu dilay Gobalka Sh/Hoose







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada