Dagaalkii Gaalkacyo Oo Xoogeystay, Meydad Banaanka Yaalla, iyo Rasaas Culus…

Dagaalkii Gaalkacyo Oo Xoogeystay, Meydad Banaanka Yaalla, iyo Rasaas Culus…

daajis.com:-  Dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo una dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa xoogeystay sida wararka ay sheegayaan, iyadoo khasaare uu jiro.

Afar Qof ayaa dagaalkaasi ku dhimatay, dhaawacana intaasi ayuu ka badan yahay sida ay inoo sheegeen dadka ku dhaqan magaaladaasi, iyadoo xiisadda ay kor isku shareertay.

Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hub aad u xooggan, waxaana laga barakacay inta badan xaafadaha magaalada Gaalkacyo ay ka kooban tahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada