daajis.com:- Turkiga ayaa soo riday shalay diyaarad dagaal oo nooceedu yahay Su 24″ lagana lahaa dalka Ruushka , wasaaradda difaaca ee Turkiga ayaa ku dhawaaqday in diyaaradaas lasoo riday kadib markii ay kusoo xad gudubtay hawada sare ee Turkiga kadib markii diyaaradda 10-jeer digniin ah loo diray 5-daqooqo gudaheed, arinkaas oo ay gabi ahaanba diiday dowladda Ruushku iyagoo ku dooday in diyaaraddu ku sugneyd gudaha Suuriya 4 km ay u jirtay xuduuda Turkiga, arinkaas oo wasaaradda difaaca Turkiga ku khasbay in ay keento sawirro cadayn ah qaabkii ay diyaaradda Rushku ugu xad gudubtay Hawada Sare ee Dalka Turkiga.
Sida shuruucda caalamka ku xusan ayaa ah in aan la goleyn in dowladdana lagu xad gudbo qaranimadeeda oo ay xaq u leedahay inay difaaco.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:00 and have




