Yaa diidan In la cabo Caanaha Dameeraha ? Faa’iido laga helo Oo la shaaciyay

Yaa diidan In la cabo Caanaha Dameeraha ? Faa’iido laga helo Oo la shaaciyay

daajis.com:- Waxaa in badna muran ka jiraa faa’iida qarsooneed Oo dadka iska indha tireen ka gadaal markii Diimaha intooda badan ay ka gaabsadeen in la cabi karo caanaha laga helo Dameeraha taasi oo dhaafsiisay aadanaha Dawooyin badan oo laga heli karo.

Waxaa Sayniska culimadiisa ay hadda daaha ku dadnaa ka qaadeen caanaha Dameeraha Faa’iidada wayn ee ku qarsaneed iyaga oo waafaijiyay Diin ahaan iyo Aadanaha dantiisa wixii dawo u ah in uu isticmaali karo taasi oo indha waawayn ka soo saartay aqoonyahano is indha tiri jiray.

Caafimaad ahaan Caanaha dameeraha waxaa laga helay protein, calcium, potassium iyo qaybaha dhismaha Caanahaasi oo dawo u noqday Cudurka Kansarka ku dhaca Maskaxda,Iyo Dhiiga iyada oo durma qof reer Masar ah lagu tijaabiyay jirkiisana uu ka dhaqay Kansarkii hayay.

Macluumaadka daraasaadka shisheeye ayaa sheegay in Dr. ogolaan Khafajah xoolaha ku takhasusay,Waxa uu shaaciyay  in macluumaadka ugu wanaagsan yahay caanaha Dameeraha intii la isticmaali lahaa Lo’da ,Ariga iyo Geela, Waxaana uu tilmaamay in Suurta gal tahay In dameerkii dhashaaba laga heli karo 1.5 litir oo caano ah maalintii, iyo heerka ugu yaraan ka dib 4 bilood, laga bilaabo dhalashada ilaa kala bar, oo waxay ka gooyeen caanaha gabi ahaanba ka dib 8 bilood waa muddo naas-nuujintu u xayawaanka.

Hadaba Culimada arintan la hor keenay ayaa ka gaabsadey oo sheegay in diinta aanay marnaba iftiimin wax dawo ah oo laga helo Dameeraha ama aanayba diidin taasi oo dad badan u xalaaxalaysay in Caanaha dameeraha dawo ay ka dhigtaan.

Xigasho:- Wacdaraha 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada