daajis.com:- Askari ka tirsan ilaalada saldhiga booliska Berbera ayaa toogasho ku dilay Taliyihii taliyihii ciidanka birmadka Berbera.
Falkaan ayaa dhacay saakay oo Khamiis ah, waxaana ciidamada booliska qabteen askariga dilka u geystay Taliyihii birmadka Berbera oo lagu magacaabi jiray Aadan Guuleed Talaabo.
Lama oga sababta keentay in askarigaan uu dilo taliyahiisa, waxaana socda baaritaan la xiriira sababta keentay dilkaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:12 and have
, Published at