Axmed Macalin Fiqi:Galkacyo Waa In Ey Ka Baxaan Ciidamada Cabdiwali Gaas

Axmed Macalin Fiqi:Galkacyo Waa In Ey Ka Baxaan Ciidamada Cabdiwali Gaas

daajis.com:- Hogaaamiye Axmed Mcalin Fiqi Oo Dowlada Somalia Ugu Baaqay In Laga Saaro Maleeshiyaaadka cabdiwali Gaas Ee Galkaacyo Dhibaatada Kawada Sida Uu Hadalka U Dhigay

Haadalka Fiqi Ayaa Imaanaya Xili Galkacyo Uu Maantaa Mar Kale Ka Dhacay Iska Hor Imaad U Dhexeeya Ciidamada Dowlada Galmudug Iyo Maleeshiyaadka  Puntland.

Axmed Macalin Ayaa Intaas Ku Daray In Dagaalka Uu Ka Danbeeyo Cabdiwali Cali Gaas


xigasho:- Baxda.com FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada