daajis.com:- Dalak Soomaaliya oo uu mudo labaatan iyo shan sano kabadn ka socday dagaal sokeeye iyo qalalaase ayaa hadda gudubtay dhanka dib u dhiska, iyadoo ganacsatada Soomaaliyeed ay badankood u wareegeen isticmaalka lacagta Dollarka.
Soomaaliya aayaa ah dalka kaliya ee aduunka oo isku dhex isticmaala labo lacagood sida Dollarka iyo Shilin Soomaaliga, iyadoo dowladda dalka iyo ganacsataduba ay ku shaqeeyaan lacagta qalaad eeDollar-ka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at