daajis.com:- Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa si Ba’an weerar ugu qaaday Gen: Morgan oo kamid ah Saraakiishii Dawladii dhexe ee Soomaaliya “Moorgan waxay ahayd inaynu sidii yuhuuda aynu soo qabano oo aynu Karino, Tamar dar-naanteena ayaa la arkay, Waa inaynu samayno dad meeshuu Joogo kusoo Dila”
Dhinaca wuxuu ka hadlay maamulka Puntland oo maalintii shalay maamulka Somaliland ku eedeeyay inay macdan boobid ay doonayaan inay ka sameeyaan qaybo kamid ah Gobolka Sool.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at