daajis.com:- daacada Kulmiye oo kamid ah idaacdaha ka howl-gala Muqdisho ayaa barnaamij u qabatay shacabka iyadoo qadka Taleefoonka u furtay shacabka Soomaaliyeed oo Gobolada dalka iyo Caasimada Muqdisho jooga kuwaasi oo hor dhigay in ay u codeeyaan afar musharax oo ugu cad cad doorashada 2016.
Waxaa lasoo bandhigay Madaxweynaha hada talada haya ee Xasan Sheekh Maxamud iyo Reysul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, hadaba Doorashada sidan ayey u dhacday iyadoo lama filaan ay ku noqotay dad badan oo Soomaaliyeed.
HALKNA KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at