daajis.com:- Cabdi Maxamuud Cumar madaxwaynaha Kililka shanaad ee Ethiopia deegaanka Waji-waaji ka qayb galayey biyo xidheen laga samaynayey ayaa waxay sheeko dhex-martay nin Geel-jire ah.
Ninka ayaa wuxuu sheegay inuu maqlay in deegaanka laga samaynayo Biyo Xidh, waxaana la waydiiyey bal inuu garanayo ninka la taagan ” ‘’Adigaa Miyaa Madaxweynaha, Si kale kuu garan maayee’’
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at