daajis.com:- waraysiWasiiru dawlaha amniga Khaatumo mudane Faysal Maxamed Xasan {Falaalug} ayaa ka warbixiyey hawlaha difaaca ee deeganda Nugaasha ee uu hogaaminayo iyo sida uu ula dagaalamayo cadowga duulaanka ah ee Somaliland iyo shirkada sharci darrada ah ee DNO, wasiirka ayaa sheegay in maamulka Khaatumo ay dhulkooda daafacanayaan, shacabka wuxuu ugu baaqay dal iyo debed inay dhulkooda wada daafacdaan taageeraana maamulkooda.
Wasiirku wuxuu sheegay inay deeganada ka eryeen dayuurado tuugaysi ah, wuxuu ka hadlay sida ay u diyaariyeen habka difaaca dhulka iyo inay deeganadu yihiin kuwa Khaatumo oo kaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at