Daawo Muuqaal: Koonfurta Kuuriya oo dawlada Somalia ku wareejisay gaadiid

Daawo Muuqaal: Koonfurta Kuuriya oo dawlada Somalia ku wareejisay gaadiid

daajis.com:- Dawalada Koofurta Kuuriya Gaadiid loogu tala galay soo dhowaynta Martida Caalamiga ah maanta ugu Deeqday Dawlada Soomaaliya.


Wasaarada Arimaha debada Soomaaliya oo gaadiidka ka gudoontay Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay inay arintaan ay biloow-tahay, Islamarkaana waxaa sidoo kale laga waramay Xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee u dhexeeyay Labada Dawladood.

Sidoo kale Kuuriya ayaa sheegtay inay arintaan ay bilow u noqon doonto Xidhiidhka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada wadan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada