daajis.com:- Ra’isul wasaaraha Dawlada Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ay wehliyaan Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho yimid, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan cadde kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan dowladda, beesha caalamka, siyaasiyiin xilal kale duwan ka soo qabtay dalka.
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa muqdisho uga qayb geli doona shirka Madasha wada tashiga qaran ee doorashada 2016, shirkaasi oo ka furmaya maalinta beri ah magaalada Muqdisho.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at