daajis.com:- Dagaalkaani ayaa waxa uu ahaa mid u dhexeeyay Yaxaas wabi ku dhex jirey iyo shabeel, kaasi oo markii danbe lagu dilay Yaxaaskii awooda badan lagu sheegi jiray.
Sawirkaani ayaa waxaa soo qaaday Dalxiisayaal, xiligaasi ku howlanaa duubashada dagaalka dhexmaray Yaxaaska iyo Shabeelka.
Shabeelka cunay Yaxaaska ayaa waxa uu ku sugnaa meel aan sidaa uga sii fogeyn jiinka wabiga waxa uuna hurdada kasoo salalay isaga oo baahan islamarkaana waxaa u suuragashay inuu la dagaalamo Yaxaaska oo ku sugnaa Jiinka wabiga waxa uuna sidaa uga takhluusiyay Yaxaaska.
Shabeelka oo awoodiisa isugu geeyay Yaxaaska ayaa waxa ay dilkiisa ku qaadatay daqiiqado lagu qiyaasay 20 daqiiqo oo uu dagaalkooda socday.
Dalxiisayaasha oo filin kasoo duubay dagaalkaasi ayaa waxa ay sheegen in dhacdadaasi ay aheyd mid ka yaabisay kadib markii ay aamineen in Shabeelka uu ugaarsado Yaxaaska.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at