daajis.com:- Maagaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa waxaa dadka Beeraleyda ah ay siwayn ugu howlan yihiin Wax soosaarka dhinaca Beeraha, waxaana Warbixin ka diyaariyey Tv-ga Dawlada Soomaaliya.
Qaar kamid ah dadka ku howlan arimahaan ayaa ka warbixiyey Dalagyada kala duwan ee usoo baxay, Sidoo kalana waxaa halkaasi ka hadlay qaar kamid ah Qurbajoogta deegaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at