daajis.com:- Munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho , waxaa ka qeyb galay madaxda ugu sareysa ee dalka, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale.
Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska ayaa fagaaraha dugsiga tababbarka Jeneraal Kaahiye ku soo bandhigaya gaado ka cayaar loogu dabaal degayo xuska munaasabadda lagu weyneynayo 72-guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidanka booliska Soomaaliyeed ee 20-kii December sanadkii 1943-dii maanta oo kale, Waxaana lagu soo bandhigey bandhig faneed ay hormuud ka ahayd kooxda Heegan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:31 and have
, Published at