Edward Norton oo nus milyin dollar u aruurinaya nin Suriyan ah.

Edward Norton oo nus milyin dollar u aruurinaya nin Suriyan ah.

daajis.com:- Xiddiga caanka ah ee Edward Norton oo 46-sano jira, sidoo kalana ku guuleystay abaalmarinya Oscar 2014 ayaa tabarucaad u aruurinaya nin Suuriyan ah o dhibban sida la sheegay.

Ninkaan qaxootiga ah ayaa sida la sheegay xaaskiisi iyo gabartiisaa uu ku waayay qarax ka dhacay dalka Suuriya sidoo kale ninkaan ayaa qaba kansarka caloosha, waxaana Edward Norton uu isku xil saaray in lacagti lagu daawey lahaa uu u aruuriyo.

Edward Norton ayaa Facebook-giisa kusoo qoray ninkaan wuxuu qabaa qasaaro balaaran, laakiin weli wuxuu fursad u heystaa inuu noolaado.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada