daajis.com:- Qaar kamid Ah Dadka Somaliyed iyo Siyaasiyiin Dowlada Somalia Ayaa Galmudug ku Amaanay Wareejinta Markii Labaad Maxaabiis Puntland iyo Qaabka Wanaagsan ay ula Dhaqantay,
ilaa 6 Maxaabiis oo Galmudug ku Wareejisay Raisal Wasaaraha Dalka Somalia Ayaa Ahaa Kaalin Galmudug lagu Amaanay Madama Markii Labaad Falkaasi ay ku Dhaqaaqday iyadoo Si Walalnimo ugu Wareejisay Puntland siina Marsiisay Dowlada Dhexe,
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Somalia Ayaa aaminsan in Arintan ay Tahay Xalka Kaliya ee lagu Gaaro Nabad iyo Walalnimo in Qof Walalkaa aad Daweyso isla Markana Si Nabad ah Naftiisa u ilaaliso,
Sidoo kale Qaar kamid ah Jaaliyada Galmudug oo Ayaa Qoraalo ay nasoo Gaarsiiyeen ku Amaanay Galmudug Qaabka Wanaagsan ee Nabada Gobolka ugu Shaqeneyso iyo Sida Dadka Walalahoo u Daweeyeen uguna Wareejiyeen Eheladooda,
Maahan Markii ugu Horeeyay oo Ciidan galmudug Qabatay ku Wareejisay Puntland Hase yeeshee Dagaal Horay uga Dhacay Waxaa Galmudug odayaasha Gobolka Mudug ee Dhanka Waqooyi ku Wareejiyeen Maxaabiis Dhaawac ah,
Arintan ayaa ku soo Aadeysa iyadoo Gaalkacyo uu ka Socdo Heshiiska Shaqaaqo ka Dhacday Magaalada oo Dad Badan ku Nafwaayeen kuwa kalena ku Dhinteen
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have

