Mareeykanka oo tababar siinaya Saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliya

Mareeykanka oo tababar siinaya Saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliya

daajis.com:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxaamed Sh Xasan Xaamud oo ku sugan Dalka Mareykanka Gaar ahaan Gobolka Minsoota ayaa waxaaa uu halkaas kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Mareykanka.

Taliyaha ayaa waxaa uu Saraakiishaas kala hadlay Sida Ciidanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska tababaro loo siin karo iyo wax yaabaha kale oo ay u baahan yihiin in laga kaal meelyo.

Waxaa kale oo uu tilmaamay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxamed Sh Xasan in 4 Bilood ka hor Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Mareykanka ay Muqdisho yimaadeen kuwaas oo arkay sida ay tahay Xaalada Ciidanka Booliska Soomaaliya, kadibna go,aan ku qaateen in lataakuleeyo Ciidanka hadana  ay arrintaas Mareykanka u joogaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada