daajis.com:- Robert Mugabe wuxuu yiri golaha amaanka isagoo fadhiya waan hurdayaayee isoo kiciya hadalka Obama iyo Holland kadib, haddii uu cameroon hadalka qabsado i dhaafa hurdadayda aan watee, shiinaha iyo ruusha hadalkooda ayaa igu filan, ma jecli inaan dhegaysto maashaaikalada raga qaniisiinta iyo haweenka qaniisyaasha, saaxiibayaashaydana ha hurdaan, hurdada ayaa ka muhimsan sambacyadan hadalkooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:00 and have
