Sawirro: Madaxweyne go’aan ku gaaray inuu nadiifiyo wadooyinka dalkiisa

Sawirro: Madaxweyne go’aan ku gaaray inuu nadiifiyo wadooyinka dalkiisa

daajis.com:- Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigtay sawirka Madaxweynaha cusub ee dalka Tanzania John Pombe Magafuli oo ka qeybqaadanaaya nadaafada wadooyinka dalkaasi xili Tanzania ay u dabaal dageyso maalinta xoriyada.

Sawirkaani ayaa noqday kan ugu hadal heynta badan marka la eego saxaafada Caalamka waxa uuna ujeedkiisu yahay in is barbar dhig lagu sameeyo Madaxweynaha Tanzania iyo madaxda kale ee aan kawarqabin xaalada dalkooda.

Madaxweynaha cusub ee dalka Tanzania John Pombe Magafuli ayaa xilkiisa kusoo aaday xili shacabka Tanzania ay u diyaar garoobayaan sanad guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay maalintii ay gumaystaha xoriyada ka qaateen.

Tani ayaa ah qorshe cusub oo uu la yimid madaxweynaha cusub ee Tanzania.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada