DAAWO:- Mareykanka oo soo saaray Diyaarado noocooda aan hore loo arag, Daawo qaabka Hubka ay u Burburiyeen

DAAWO:- Mareykanka oo soo saaray Diyaarado noocooda aan hore loo arag, Daawo qaabka Hubka ay u Burburiyeen

daajis.com:-  Ciidamada cirka ee dalka Mareeykanka oo in mudo ah tartan xoogan kula jira wadamada Ruushka iyo Shiinaha ayaa markaan waxeey soo bandhigeen awood cusub oo dalal badan cabsi galisay maadaama qadar daqiiqado ah ay ku jabin karaan ciidan kasta oo ka hor yimaada .


Mareeykanka ayaa soo saaray Diyaarado dagaal oo cusub kuwaas oo tuuraya Sawaariiq Magnet ah oo si toos ah u raadsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan sida Taangiyada dagaalka , Tiknikada gaashaaman iyo Madaafiicda goobta
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada