daajis.com:- Soomaalidii ugu badneeyd ebid taariikhda ayaa banaanbaxyo xoogan ka dhigtay gudaha dalka Germany gaar ahaan xarunta Qaxootiga ee magaalada Trier kuwaas oo sheegay in aysan dalkaas u tagin cunto iyo jiif kaliyah .
Soomaalidaan oo kumanaan gaarayay waxeey qaarkood sheegeen in sharciga wali laga heesto oo ay la´yihiin wax jawaab ah oo kaga yimaada dhanka dowlada Jarmalka waxeeyna ku hanjabeen hadii arintooda wax laga qaban waayo inay soo laaban doonaan isbuuc kasta .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at