daajis.com:- Abwaan Xuseen Shire Ciyaal-jecel iyo Cabdi Good ayaa horey ugu kala Fogaaday heeska Nolosha Cusub Soo dhowee ee uu qaado Fanaanka Maxamed BK, Waxaana hawada la isku mariyey Hadalo kala duwan.
Hadaba Fanaanka Maxamed BK oo hada ku sugan London ayaa meel Fagaare ah Gacmaha Isugu saaray Xuseen iyo Cabdi Good, Xili uu Fanaanka Xuseen Shire qaadayey Heestiisa Caanbaxday ee Suleekha – DAAWO MUUQAALKA.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at