Video: Puntland oo ka hortimid Nidaamka 4.5, kana digtay In Cabdiwali Gaas Lagu Khasbo Shirka MUQDISHO

Video: Puntland oo ka hortimid Nidaamka 4.5, kana digtay In Cabdiwali Gaas Lagu Khasbo Shirka MUQDISHO

daajis.com:- Magaalada Garoowe waxaa ku shiray qaar ka mida Xildhibaanada Puntland oo ka hadlay habka doorashada dalka ay u dhacayso, waxana sheegeen in ay ka warhayaan shirarka ka socda magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya madaxda Puntland ee uu hogaaminayo Madaxweyneye Gaas iyo Madaxda Federaalka laguna dirqinayo Puntland in ay ogolaadto Midaamka 4.5 in lagu dhiso Doorashooyinka 2016-ka dalka ka dhacaya.


Xildhibaanada waxay sheegeen in Dastuurka federaalka Soomaaliya oo ummadda Soomaaliyeed ka dhaxeeya uu qeexayo inaan lagu soo noqon karin hab qaybsiga 4.5 iyo in ay markale doorasho lagu qabto nidaamkaas, Sidoo kalana Beesha Caalamka ayay u sheegay in laga doonay inay dhex dhexaad ka ahaadaan arrimaha Soomaaliya ayna dhinac u xaglin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada