DAAWO: Faroole oo sharafta ka qaaday Madaxda Galmudug & Koonfur-galbeed, Muxuu u sheegay Xasan Sheikh (Video)

DAAWO: Faroole oo sharafta ka qaaday Madaxda Galmudug & Koonfur-galbeed, Muxuu u sheegay Xasan Sheikh (Video)

daajis.com:- Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo khudbad ka jeediyey magaalada Boosaaso ayaa  sharafta ka qaaday Shariif Xasan  – Cabdikariim Guuleed iyo Faarax Cabdulqaadir, Wuxuuna sheegay inaan Puntland lala simi karin, Nin aan dhuuso,mareeb tagi karin iyo nin aan deegaanka uu joogo hada dhinac u dhaafi karin.


Dhinaca kale wuxuu u sheegay madaxwaynaha maamulka Puntland inaanu Shacabka Puntland uga masuul ahayn inuu soo qaato 4.5, Sidoo kalana wuxuu soo jeediyey in madaxwayne Xasan sheekh uu aqbalo nidaamka deegaanka, Isagoona sheegay In wixii Xaq ah uu Xaq-yahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada