DAAWO:- Maamulka Somaliland oo wax lagu qoslo ku sheegay shirkii Muqdisho

DAAWO:- Maamulka Somaliland oo wax lagu qoslo ku sheegay shirkii Muqdisho

daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa sheegay in go’aannadii ka soo baxay shirkii madasha ee lagu go’aamiyay qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 aanay khuseyn.


Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa sheegay in Somaliland ay mar hore ka go’day Soomaaliya, islamarkaana cid ka wakiil ah  aanay uga qeybgalin shirkaasi, Sidoo kalana Wuxuu  sheegay in wax lagu qoslo ay tahay in madaxda Soomaalida ay weli sheeganayaan “Dal ka go’ay 25 sano ka hor” sida uu hadalka u dhigay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada