daajis.com:- Wasiirka arimaha gudaha dalka Swedan Anders Ygeman ayaa sheegay in xukuumaddiisa degtay qorshe dib loogu celinayo qaxootiga Soomaalida ee sharciyada loo diiday, isagoo tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay kala hadlayaan qaabilaada dadka qasabka lagu soo celiyo.
Anders Ygeman ayaa hadalkan u sheegay warbaahinta xili uu ku dhawaaqay in 80,000 qaxooti ah loo masaafurnayo wadamadooda, dadkaasi oo qeyb ka ah Soomaalida.

Dowladda Sweden ayaa u muuqada in ay sii adkeynaysa siyaasadeeda ku aadan soo galootiga, oo ka tiro baday tiradii la rabay in ay qaabilaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:40 and have
, Published at