daajis.com:- Tani waa bahalnimo, naxariis daran oo uu ku kacay qof bini’aadam ah, muuqaal laga soo duubay nin Brazilian ah ayaa muujinaayo jiil jiil yar oo digaag ah, gacantana ku haayo, isagoo la moodo in uu dhunkanaayo, hase ahaatee markaad sii firiisid uu si bahalnima leh uu u liqayaa isagoo digaaga yar uu qeylinaayom kadibna wuxuu iska daba marinayaa wax u eg khamri.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at