daajis.com:-Beel Kamid ah beelaha Daga Labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isaga baxa shirka maamul usameynta.
kadib markii ay qaadan waayeen ergadii la magacaaway ee ay qayb ahaan u cuntumi waysay qeyb dooda.
waxay ku baaqeen hadii arintaa deg deg wax looga qaban waayo inaan ama loo badali waayo odayaasha soo xulaya erggada aay tilaabo ku haboon qaadi doonaan.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:09 and have
, Published at