Feysal C. Waraabe: Hadaan waayo maamulka Somaliland waxaan wax la qeeybsanayaa Soomaali weyn+Video

Feysal C. Waraabe: Hadaan waayo maamulka Somaliland waxaan wax la qeeybsanayaa Soomaali weyn+Video

daajis.com:- Wariye Cali Xaraare ayaa waraysi dhinacyo badan Taabana wuxuu la yeeshay Faysal Cali Waraabe, Sidoo kalana Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa Su’aalo soo waydiiyey Intii Barnaamijku socday.

Faysal Cali waraabe oo ka hadlay arimaha maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa ka digay Halista ku xeeran, Wuxuuna sheegay in dadka soomaaliyeed oo ah mid qura, Hada wadamada Shisheeye ay doonaan in loo geliyo SHAAD QOOMIYAADEED, Sidoo kalana wuxuu tusaale usoo qaatay dagaalkii Gaalkacayo Iyo Xiisadaha ka jira Marka iyo deegaanada Jubaland.

Wuxuu sidoo kale sheegay in hadii uu Waayo maamulka Somaliland inuu diyaar u yahay inuu Soomaali wax la qaybsado “Waxaan diyaar u nahay inaanu Soomaaliya wax ka qabano, Dhowr Jeer waan ku Hanjabay, Reer Somaliland hadii ay dan doonayn inaad qaran noqotaan, Soomaali wayn ayaan ka shaqayn doonaa, Inta Noloshayda ka haray, Aduunka Sharaf La’aan ayaynu ku wada Nool-nahay hadii aynu Soomaali nahay” Ayuu yiri.

Halkaan ka daawo:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada