daajis.com:- Khiv Raj Gurjar oo u dhashay dalka India ayaa maalin walba waqtigiisa saacad ka mid ah siiya, jimicsi halis gelin kara noloshiisa, xili uu ku jiro da’da howlgabka ah.
Khiv Raj Gurjar, 68 sano jir ayaa baaskiilka aad ugu waalan wadistiisa, wuxuuna buur ka mid ah kuwa ugu dheer gobolka Rajasthan ee India ku sameeyaa tababar aan macquul aheyn in uu sameeyo qof da’daasi ku jirta.
Buuraan oo dhulka u jirta 300-ft ayaa marka aad daawado aysan naftaada ku qanceyn in aad sida uu sameynayo Khiv Raj ku sameyso.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at