Daawo Muuqaal:-Yaa Awood badan wadamada Saudi Arabia & Iiraan oo maalmahaan isku kacsan ?

Daawo Muuqaal:-Yaa Awood badan wadamada Saudi Arabia & Iiraan oo maalmahaan isku kacsan ?

daajis.com:- Waxaa la soo bandhigay awooda Milatari ee dalalka Sucuudiga iyo Iiraan kuwaas oo dhanka hubka iyo Ciidaanka aad u qalabeysan waxaana dalal-kaan kala taageera wadamada Mareeykanka iyo Ruushka . 

Dalka Sucuudiga waxaa ku nool dad lagu sheegay 28 Milyan oo Qof , halka Wadanka Iiraan shacabka ku nool ay ka yihiin 77- Milyan oo Qof . Labada dal ee Sucuudiga iyo Iiraan ayaa mudooyinkaan dambe aad iskugu kacsanaa waxaana dhanka dhaqaalaha iyo Hubka casriga ah ku horeeyo dalka Sucuudiga in kastoo wadanka Iiraan ay kaga horeeyaan Saudi Arabia dhanka Maraakiibta dagaalka iyo ciidamada Lugta . 





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada