daajis.com:- Ninkaani ayaa ah ninka ugu timaha badan Magaalada New York ee Dalka Maraykanka waxa uuna ku caan baxay in dadka uu la wadaago waxyaabaha maaweelada.
Ninkaani oo da'diisu tahay Todobaatan iyo dhowr sano ayaa waxa uu marba hooy ka dhigtaa meelaha uu is leeyahay waad kaga badbaadi kartaa dhaxanta iyo hurdo la'aanta waxa uuna badi agabkiisa jiifka dhigtaa wadooyinka ugu caansan Magaalada New York ee Dalka Maraykanka.
Waxaa lagu sheegaa inuu yahay ninka ugu timaha badan guud ahaan dalka Mareykanka, waxaana usoo daawasho tago dad aad u farabadan oo qaarkood isla sawirida Ninkaasi dhaqaale ku qaata.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:14 and have

