-MUUQAAL: Daawo Kulankii dhexmaray Ahlu-Suna & Jawaari ee Buuqa dhaliyey iyo Amiin Caamir oo Sawir ku Muujiyey

-MUUQAAL: Daawo Kulankii dhexmaray Ahlu-Suna & Jawaari ee Buuqa dhaliyey iyo Amiin Caamir oo Sawir ku Muujiyey

daajis.com: - Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Safar Xiisad dhaliyey wuxuu ku tagay magaalada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, Iyadoona ay Cambaarayn dusha uga tuureen madaxwaynayaasha Galmudug, Jubaland iyo Sidoo kale Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dawalada Soomaaliya.


Jawaari ayaa dhuuso-mareeb wuxuu kulamo kula qaatay maamulka Ahlu-Sunah oo kasoo Horjeeda maamulka Galmudug ee uu Hogaamiyo madaxwayne Cabdikariin Xuseen Guuleed, Waxaana si wada jir ah ula hadlay Warbaahinta labada dhinac.

Farshaxanka Soomaaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Gacmeed qosol badan ka sameeyay Booqashada Jawaari, Isagoona Calan ka dhigaya Hogaamiyaha Ahlu-sunah Sheekh Maxamed Shaakir.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada