daajis.com:- Sawir uu sameeyay Amin Caamir ayaa muujiyay sida dowlada Ethiopia iyo Dam Jadiid ula doonayaan Faarax C/qaadir inuu noqdo madaxweynaha maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Sawirka oo kasoo muuqday wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa waxaa lagu muujiyay in Dam-jadiid iyo Ethiopia ay ka shaqeeyeen in C/kariin Guuleed loo doorto hogaanka Galmudug.
Sidoo kale waxaa sawirka loo fasiran karaan iney markale doonayaan iney helaan hogaanka maamulka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at