daajis.com:- Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa sawirada gaadiidkii Kenya looga qabsaday deegaanka Ceelcade ee Gobolka Geddo kuwasoo qaarna la gubay qaar caadi loo qabsaday.
Gaadiidka gaashaaman ee Kenya iyo kuwa kale sida Cabdi Bilaha iyo Landroverka ayaa ku jira laakiin dhamana ah gaadiid milateri oo ay ku buufsan yihiin calamada Midowga Afrika ee AU.
Sidoo kale waxad Sawirada ku arki doontaan Maxabiistii ay Gacanta ku dhigeen Al-shabaab iyo meydad kale.











FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at