daajis.com:- Maxkamad ka dhan ah madaxwaynihii hore ee Ximin iyo Xeeb ayaa dib uga furan tay Dalka Biljimka, Dacwad Oogayaasha ayaa ku eedeeyay inuu ka mid ahaa Kooxo Budhcad ah, waxayna soo jeediyeen in lagu xukumo 15-sano.
Looyarka u doodaya Tiicay ayaa sheegay in kadib baadhitaan qaatay Laba sano, ay cadaymaha la soo bandhigay ay yihiin kuwa aan lagu kalsoonaan karin, Wuxuuna soo bandhigay Waraaqo ka yimid dawlada Soomaaliya, sidoo kalana waxaa beeniyey Waraaqaha dawlada Dacwad oogayaasha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:00 and have
, Published at