Daawo: Abwaan da’yar Laascaanod ka tegay oo Muqdisho wacdaro ka dhigay

Daawo: Abwaan da’yar Laascaanod ka tegay oo Muqdisho wacdaro ka dhigay

daajis.com:-  Waxaa magaalada Muqdisho wacdaro ka dhigay Barnaamij Abwaan da’yar oo ka tagay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, Waxaana Gabay uu kusoo bandhigay Wadaniyada iyo sidoo kale Dhaqamada ku cusub dadka Soomaalida Dumar iyo Ragba.


C/raxmaan Axmed Xasan waa arday dhigta dugsiga sare ee magaalada Laascaanood ee gobalka Sool, waxaa lagu marti qaaday tartanka iyo xuska maalinta Afka Soomaaliga oo la qaban doono 21-ka Bisha Janaayo.



HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada