Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo booqasho ku tegay Suudaan: Sawirro

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo booqasho ku tegay Suudaan: Sawirro

daajis.com:- Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.

Wasiir Odawaa ayaa casuumaad ka helay jaamacadda Africa, isagoo sheegay in sidoo kale uu kulamo la qaadan doono madaxda Suudaan iyo wasaaradda arrimaha gudaha iyo taliska ciidanka intaba.

Dhanka kale, wasiirka ayaa lagu wadaa inuu la kulmo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacaddaha ku yaal dalka Suudaan.
Waa safarkii ugu horeeyay wasiirka arrimaha gudaha uu ku tago Suudaan tan iyo markii xilkaan loo magacaabay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada