daajis.com:- Farshaxaniistaha caanka ah Amin Arts ayaa soo bandhigay Sawir gacmeed uu ku muujinaayo aqoon darida Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan.
Sawir Gacmeedkaani ayaa cadeynaaya in Deegaanada maamulka dhiiga iyo qoriga uu ka qiimo badan yahay qoriga, halka dhiiga la daadiyo uusan ka laheyn micno gaar ah.
Sidoo kale, waxaa lagu muujiyay sawirka in madaxweyne Shariif Xassan uu qaab khaldan u aqristo dastuurka si uu qaab gadisan ugu maamulo dadka ku hoos nool maamulkiisa gaar ahaan kuwa degmada Afgooye oo uu khuseeyo sawirka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at