Daawo:- General Gaafow oo Kashifay Warqad uga Timid maamulka Hargeisa Iyo Waran Cade oo ka hadlay

Daawo:- General Gaafow oo Kashifay Warqad uga Timid maamulka Hargeisa Iyo Waran Cade oo ka hadlay

daajis.com:- Taliyaha laanta socdaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Gaafow Maxamed ayaa sheegay inuu warqad ka helay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde oo sida uu sheegay uu Wasiirku kaga codsanayo in xafiis laga bixiyo baasaboorada iyo jinsiyadaha Soomaaliya laga furo Maamulka Somaliland.



Dhinaca kalena Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo ka Xumaaday Arinta banaanka usoo baxaday ayaa ku been abuur ku tilmaamay waraaqdaan isla markaana sheegay inaanay jirin waraaq uu u qoray dawladda Somaliya, isaga oo dhiniciisa ku dooda in waraaqdaas ay been abuureen qaar ka mida masuuliyiinta Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada