Daawo yaabka: Gabadh Aaminsan inay Bisad tahay maxay ku samaysaa Jiirka

Daawo yaabka: Gabadh Aaminsan inay Bisad tahay maxay ku samaysaa Jiirka

daajis.com:- Gabadh u dhaladay dalka Norway ayaa aaminsan in ay tahay Bisad “Mukulaal”, taasoo afar jirkeeda ilaa hadda u dhaqanta sida Bisadaha, una ciya, NANO oo 16 jir ah ayaa isu ekeysiiso muuqaalka bisadaha, iyadoo aaminsan inay bisad muuqaalka bini’aadamka leh, laga soo bilaabo afar jirkeedii, waxayna sheegtay in mararka qaar ugaarsado jiirka inkastoo aysan sheegin in ay cunto, Dhakhaatiirta caafimaadka ayaa waxay tilmaameen in ay tahay dhaqankeeda mid lala yaabo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada